200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 UfeynNews.com | Archive | Ciyaaraha

Ciyaaraha

mesut-ozil-alexis-sanchez-cropped_x58pogfzf0601608qpt45ablw-300x208

Kubad sameeyaha kooxda Arsenal ee Mesut Ozil ayaa ka codsaday tababare Wenger in xilli ciyaareekdaan loo xero lambarkii Jack Wilshere ee ahaa lambar 10-ka Arintaan

Continue Reading »

Qeybta Ciyaaraha

UEFA Oo Xaqiijisay Liiska Ciyaartoyda Real Madrid Ee Champions Leaque-ga, Martin Ødegaard Oo Ku JIra Iyo Fabio Coentrao Oo Lagu Dawaan Galiyay Gool Dhaliye

Iyada oo kooxaha Yurub ay liiska kooxahooda u gudbinayaan xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayay kooxda Real Madrid dhinaceeda ka gudbisay liiska ciyaartoyda kooxdeeda

Continue Reading »

Ciyaaraha Archives

Ronaldinho
Kooxda Barcelona ayaa heshiis la gaadhay xidigeedii hore ee Ronaldinho
- Sep 3, 2016
Kooxda Barcelona ayaa heshiis la gaadhay xidigeedii hore ee Ronaldinho kaas oo dib ugu soo laabtay kooxdii uu wacdaraha ka soo dhigay ee Barcelona laakiin markan kooxda ugumuu soo laaban in ...
Hakan-Sukur
Ciyaaryahan hore oo lagu eedeeyay inuu qeyb ka ahaa Afgambigii fashilmay ee Turkiga
- Aug 13, 2016
Halyeygii hore ee xulka qaranka Turkiga Hakan Sukur ayaa lagu soo eedeeyay inuu qeyb ka ahaa afgambigii fashilmay ee bishii la soo dhaafay dalkaas ka dhacay. Hakan Sukur oo horay uga ...
Euro-2016-Final-Portugal-v-France
Xiddiga Diirada U Saaran Real Madrid Moussa Sissoko Oo Si Gooni Ah U Tababaranaya Xilli Aan La Hubin Mustaqbalkiisa Newcastle
- Aug 8, 2016
Xiddiga khadka dhexe ee doonaya inuu ka tago Newcastle Moussa Sissoko ayaa si gooni ah tababar u sameynaya iyadoo aan weli la hubin mustaqbalkiisa kooxda ka ciyaareysa horyaalka heerka labaad ...
lif
Kooxda Liverpool ayaa 4-0 kaga adkaatay Barcelona oo ay xalay ciyaar ka tirsan koobka horyaallada caalamiga
- Aug 7, 2016
Sadio Mane ayaa goolka koowaad u dhaliyay Liverpool Kooxda Liverpool ayaa 4-0 kaga adkaatay Barcelona oo ay xalay ciyaar ka tirsan koobka horyaallada caalamiga ah ku dhexmartay garoonka Wembley. Sadio Mane ayaa ...
xulka puntland
Xiriirka K/Cagta oo baaraya jiritaanka in Ciyaartoy ka mid ah Puntland uu horay ugu soo saftay Xulka Qaranka
- Jul 24, 2016
Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed ayaa baaraya warar soo baxayay saacadihii la soo dhaafay, kaasoo sheegaya in mid ka mid ah ciyaaryahanadii u saftay Xulka K/cagta Puntland inuu horay ugu soo ...
Bale
Gareth Bale Oo Ku Dhawaaqay Inuu Fargal U Xiray Gabadha Ay Mudada Dheer Wada Socdeen Emma
- Jul 17, 2016
Gareth Bale ayaa ku dhawaaqay inay fargal isku xireen isaga iyo gabadha ay mudada dheer saaxiibka ahaayeen Emma Rhys-Jones. Warkaan wuxuu imaanayaa maalin ka dib markii uu xiddiga kooxda Real Madrid ...
Alvaro-Morata
DHABAR JAB: Arsenal Oo Ay Dhamaatay Rajo Walba Oo Ay Ka Laheyd Saxiixa Alvaro Morata – Ogow Sababta
- Jul 17, 2016
Alvaro Morata, waxaa lagu soo waramayaa in uu qalinka ugu duugi doono heshiis shan sanno ah kooxda Real Madrid, isagoo soo gabagabeeyay rajadii ay ka laheyd kooxda Arsenal. Madrid ayaa kicisay qiimaha ...
ant1
Ciyaartoyda Chelsea Waxay Wada Noqon Karaan Heerka Lionel Messi Iyo Ronaldo – Antonio Conte Oo Durba Bilaabay Siyaasadiisa Waalida Ah
- Jul 17, 2016
Tababaraha cusub ee Chelsea Antonio Conte ayaa aaminsan in ciyaartoyda kooxdiisa uu u hagaajin karo heer kamid ah Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. Chelsea ayaa ku dhameysatay kaalinta 10aad ee kala sareynta ...

Next Page »