200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 UfeynNews.com | Archive | Maqaalo

Maqaalo

Qormo-xulkanews

QORMO,Ha iga harto guddomiye gallan baa amnidarada bosaso ka shaqeynayaa

Ha iga harto guddomiye gallan baa amnidarada bosaso ka shaqeynayaa Waxaa xilka guddomiyinimada gobolka bari loo dhiibay sanadkii 2011 iyadoo ay bosaso marayso heerkii ugu

Continue Reading »

Qeybta Maqaalo

faallo1-336x264

faallo meeshu waa bari taliyu waa mudug aawey reer bari

Sida aan lawada Soconno Wuxuu Dagaal lagu soo qaadey dugsiga al najax bosaaso 0ctober13 halkaaso lagu dhibaateyay barayaashi iyo ardadii taaso ey dhibaateeyeen boliskii logu

Continue Reading »

Maqaalo Archives

aaa2
Qormada jimcaha,Saddex shay laguma dheelo, waxaana la sugay in dhabtooduna ay dhab tahay, dheeshooduna ay dhab tahay.
- Oct 16, 2015
Haddii uu qoysku soo dhexgalo muran iyo is-afgaranwaa,waxaa waajib ah in ay hal meel wada fadhiistaan oo ay xaliyaan mashaakilka soo dhexgalay,haddii ay xalin waayaana,waa in ay markaasi arrintooda u ...
Calanka-Soomaaliya
Qormo xiisa badanSidee loo badbaadin karaa jiritaanka dalka Soomaaliya iyo dadkiisa ?
- Oct 16, 2015
Dalkeena Soomaaliya, ayaa maanta marayo marxalado qatar badan, Kuwaasi oo u baahan in wax laga qabto intaanu dalku gabi ahaanba baabi'in amaba uu gacanta u galin cadowgii soo jireenka ahaa. ...
fll
fallo Puntland shalay iyo maanta isu eegaa
- Sep 27, 2015
Puntland shalay iyo maanta isu eegaa Waxay ahayd sanadadii 2005 ilaa 2008 markii ay puntland amnigeedu faraha kabaxay waxay kaloo ahayd xili ay puntland dhaqaalo xumo soo foodsaartay taas oo ...
aaa2
faallo safarada madaxweyne gaas iyo gadoodka ciidanka musharka waayay
- Sep 19, 2015
madaxweynhin laga sugaayay inuu lan yimaada mamul wanaagsan inu ku hogaamiya unada reer puntland kana bixi la safaro dhaadheer iyo shirar aan micno lahey iyo hanbalyayn ooey ku baxeyso lacago ...
Tahriibka oo Weli loo sii Hanqal Taagayo.
- Jul 12, 2015
Tahriib markaad maqasho waxaa markiiba hortaada imanaya dad dhalinyaro u badan oo Gabdho iyo wiilalba leh oo ay xitaa ku jiran Hooyooyin iyo Caruur oo dhamaantood  ku dhibaataysan Saxaraha ama ...
Dalka Yemen: Macaluul iyo gaajo marti ma isu noqdeen!
- Jul 5, 2015
Duqeymaha cirka ee ay diyaaradaha xulafada Carbeed ee uu hormoodka u yahay Sacuudiga iyada oo ay galeen todobaadkii 4-aad ayaa waxa la sheegayaa in ka badan 6 boqol oo shacab ...
FALANQEYN: Maxay ka bedeli kartaa Ammaanka Puntland in Ciidamo AMISOM ka socda la geeyo Iyo in kale.
- May 15, 2015
Ergayga gaarga ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa u sheegay maalmo ka hor  in Ciidamo ka socda hawlgalka Midowga afrika ee AMISOM la geeyo deegaanada Puntland. Nicholas Kay ...
Har harsan dembiilaha (Faallo xiiso badan)
- Apr 8, 2015
Waxay ahayd maalin kale oo meel madoow ka galaysa taariikhda Soomaalida,waxaan waynay masuuliyiin iyo muwaadiniin ku baxay dhagarta Argagixisada. Maqaalkaan waxaan ku ifinaynaa waxa uu weerarkaan uga dhiganyahay Shabaab, dadwaynaha Somaaliyeed ...

Next Page »