200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 UfeynNews.com | Archive | WARARKA MAANTA

WARARKA MAANTA

Qaban qaabada xaflada ku dhawaaqista Golaha Wasiirada oo socota

March 21 (Jowhar)— Waxaa xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ka socota qaban qaabadii u dambeeyay ee munaasabada lagu magacaabayo Golaha Wasiirada, iyadoo Saxaafada loo yeeray. Ra’iisul

Continue Reading »

Qeybta WARARKA MAANTA

Doorasho-585x385

XOG,Juffooyinka Beelaha oo ku muransan qeybsiga ergooyinka dooranaya Xildhibaanada

Xildhibaannadii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa intooda badan damaacinaya inay dib ugu soo laabtaan kursiga, qaarkood waxaa laga taageeray qarashka iyo ololaha si ay ugu

Continue Reading »

WARARKA MAANTA Archives

calanka-maraykanka
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Naiorbi ayaa maanta uu jimco ah la xiray
- Oct 29, 2016
  Safaaradda Mareykanka ee magaalada Naiorbi ayaa maanta uu jimco ah la xiray, maalin kaddib markii banaanka Safaaradda lagu toogtay nin middi ku dhaawacay askari boolis ah. War ka soo baxay Safaaradda ...
Sawir-Madaxda-Dalka
Shirka Madasha oo la soo gaba gabeeyay iyo War Murtiyeed ka soo baxay (Sawirro)
- Sep 14, 2016
Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho ayaa maanta la soo gaba gabeeyay, iyadoo laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob. Mudadii shirka ...
sacuudi-diyaarad
Waxaa maanta dib u billowday duulimaadyada qaadka Kenya geyn jiray Soomaaliya oo muddo usbuuc ka badan ay saarnayd xayiraad
- Sep 14, 2016
Waxaa maanta dib u billowday duulimaadyada qaadka Kenya geyn jiray Soomaaliya oo muddo usbuuc ka badan ay saarnayd xayiraad Image copyrightREUTERSImage captionXayiraadda ka hor ugu yaraan shan duulimaad oo qaad ah ...
525661Keating_Somalia
Micheal Keating oo shaki geliyay in doorashada Soomaaliya ay ku dhici doonto waqtigii loogu tala galay
- Sep 10, 2016
Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa shaki ka muujiyay in doorashada Soomaaliya inay ku dhacdo waqtigii loogu tala galay, isagoo caddeeyay in Beesha Caalamka aanay aqbali doonin ...
xasan-jarmal
Xasan Sheekh oo ka hadlay shir Madaxeedka IGAD iyo Xirnaanshaha Waddooyinka Muqdisho
- Sep 10, 2016
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hadlay Shir madaxeedka IGAD ee todobaadkan ka dhacaya Muqdisho iyo tallaabooyinka la xiriira amniga ee ay ...
wafdi-4
Wasiiru dowlaha arrimaha Maaliyada iyo Oday dhaqameedyo gaaray Jowhar (Sawiro)
- Sep 10, 2016
Wasiiru dowlaha Maaliyada dowlada federalka Soomaaliya Cabdulahi Maxamed Nuur iyo oday dhaqameedyo uu horkacayo Iimaam Maxamuud Iimaan Cumar ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe. Wafdigan oo ka soo ...
maamulka_Shalaanbood-620x330
Madaafiic lagu weeraray Xarunta Xalane
- Sep 8, 2016
  Madaafiic Hoobiyeyaal laga riday inta u dhaxeysa Iskuulkii Jabuuti iyo Gurigii Somali Airline ee degmada Wadajir ayaa la sheegay in lagu weeraray Xarunta Xalane oo Talis u ah Ciidanka AMISOM. Dad ...
news
Diyaarad Qaad Sida oo saakay ka degtay garoonka diyaaradaha Gaalkacyo
- Sep 8, 2016
  Diyaarad Qaad sida oo ka timid dalka Kenya ayaa saaka ka degtay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kadib markii shalay aanay wax diyaarad ah Qaad sida ka degin garoonka.   Ganacsatada Qaadka ...

Next Page »