200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 UfeynNews.com | Archive | Xulka Wararka

Xulka Wararka

12187722_997705633605136_2936003910751009202_n

Qiso Jaceyl oo dhab ah: Lamaane 77 sano kadib ku guuleystay Jaceylkooda isna guursaday iyagoo 90 jir ah

Ma jirto Qiso la mid ah marka laga reebo Qisooyinka lagu soo bandhigo Filimada iyo Riwaayadaha, balse ugu dambeyn jaceylka Mustafa and Dondo oo labadoodaba

Continue Reading »

Qeybta Xulka Wararka

Untitled80

Khasaaraha Qaraxii Muqdisho oo kordhay iyo Ajaaniib ka mid noqotay dadkii ku dhintay

Waxaa kordhay khasaaraha ka dhashay qaraxii shalay maqribkii ka dhacay banaanka hore ee Madaxtooyada, gaar ahaan koontaroolka ugu horeeya, iyadoo qaraxaas uu ahaa mid ismiidaamin

Continue Reading »

Xulka Wararka Archives

Qisooyin xanuun badan,khatumada xun sha abdullahi barbaraawi
- Aug 10, 2015
        https://youtu.be/6imMh1HJumg
Jacaylka nin iyo naag yuu aad u saameeyaa
- Jul 23, 2015
Jacaylku dumarka iyo raga keebuu ku badanyahay? Dumarka iyo ragga keebaa u jilicsan jacaylka?.   Dumarka iyo ragga keebaa jacayl dhab ah qaadsiin kara mid ka kale? Horta jacaylka ragga iyo ka dumarku waa ...
Daawo Muuqaal ” Aabe Soomaaliyeed oo Wiilkiisa yar ku arkay Mucjiso Rabaani ah oo aan horay loo arag !!
- Jul 22, 2015
Aabe Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Caabudwaaq laguna magacaabo Cabdirashiid Axmed Cabdi ayaa waxa uu si toos ah u soo bandhigay mucjiso Rabaani ah oo uu ku arkay Wiilkiisa yar ...
Sidee ku kasban kartaa qalbiga qofka aad jeceshahay
- Jul 21, 2015
qof kasta oo inaga mid ah wuxuu ku dadaalayaa sidii uu kasban qof ka uu xiriirka la leeyahay ama uu jecelyahay, kasbashada qalbiga qofka kuma eka oo kaliya adiga oo ...
talo Guud: Noloshu Waa Kalsooni ,akhriso qormo xiisa badan
- Jul 21, 2015
Maanta waxaan idiin soo gudbinaya qormo gaaban oo ku saabsan kalsoonida aniga oo jecel in qoroomiynka kalsoonida la xariira wax badan oo ka mid ah aan idiin soo gudin doono. Tiro ...
waa maxey masayr ,ma jacaylbaa mase kibir!!!!!
- Jul 19, 2015
Waa shey ilaahay ku abuuray qofkasta sida waxyaabaha qaar ee bini aadamka lagu uumay Laakin waxaa jira qof Maseyrkiisa Macquul yahay iyo qof dhaafaya xadkii loogu tala galay oo qeyrul macquul ...
xog ururin ,xiliyada ugu macqullsan oo qoflugu abuuri karo jacel
- Jul 19, 2015
Dad badan ayaa isku taxluujiya in ay kasbaaan qalbiga qofka ay jacel yihiin iyagoo aan eegin marxaladaha ku haboon ee qofka lagu tashkiilin karo ama lagu soo jiidin karo, waxayna ...
qiso jaceyla ah oo aad u xiisa daban kuna saleysan diin ,, akhriso
- Jul 17, 2015
Qiso jaceyl oo saameyneysa qof waliba oo aqriya ,qisadaan ayaa noqotay mid aad usoo jiidatay laabteyda igaarsiisayna heer xaadeyda ay istaagto intaan dunida ku noolaa aqbaarada adduunka aqrinaayey Aallad kasto wax ...

Next Page »