200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 QORMO,Ha iga harto guddomiye gallan baa amnidarada bosaso ka shaqeynayaa | UfeynNews.com

QORMO,Ha iga harto guddomiye gallan baa amnidarada bosaso ka shaqeynayaa

Ha iga harto guddomiye gallan baa amnidarada bosaso ka shaqeynayaa Waxaa xilka guddomiyinimada gobolka bari loo dhiibay sanadkii 2011 iyadoo ay bosaso marayso heerkii ugu xumaaa ay amni daro gaarto weligeed waxaa habeen kasta lagu dili jirey magalaada dad rayid ah iyo saraakiil dowlada ah oo aan la aqoon wax dilay waxaa ka dhici jirey qaraxyo aan la ‘aqoon cid ka danbeysa gobolka intiisa kale iyana dabyar kama shidnay uur caleed beelo walaalo ah baa isku haystay kalabayr kadaran baargaal iyo caluula maamul kalebaa ka jiray ganacsatadii iyo waxgaradkii baa magaalada isa carartay amni daro awgeed intaba si xeeladaysan iyo xilkasnimo ku jirto buu u maareeyey dhaamaantoodna usoo afjaray mudo gudaheed magaaladu waxay ku soo laabatay bosasadadii waxaa soo ifbaxay horumarkii magaalada mashaariic baa bilowday degmooyinkii gobolka baa isu furmay beelihii walaalaha ahaa buu heshiisiiyey ganacsatadii baa soo laabatay hami maalgashi baa galay wixii dhaqaale haystayba sidaa iyadoo ah buu xilka ku wareejiyey si xilkasnimo ah Ninkii intaa ka shaqeeyey miyaa manta amnidaradiida ka shaqaynaya Kuwo ku hadaaqa amni daroo wadaa shalay magalada ma joogin miyaa mise waa kuwo hada soo galay oo hada baraarugay Si kastaba ha ahaatee bosaso waxay istaahishaa in nabad iyo cadaalad
 BY: MAHAMED MAHAD WACEYS

Fikradaha Akhristayaasha (0)