200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 faallo meeshu waa bari taliyu waa mudug aawey reer bari | UfeynNews.com

faallo meeshu waa bari taliyu waa mudug aawey reer bari

faallo1-336x264

Sida aan lawada Soconno Wuxuu Dagaal lagu soo qaadey dugsiga al najax bosaaso 0ctober13 halkaaso lagu dhibaateyay barayaashi iyo ardadii taaso ey dhibaateeyeen boliskii logu tagaley iney  ilaali yaan buslshada . sidoo kale waaxaa saxafada laga hor aflagaadeyay waaliddinta iyo ardeyd magaalada bosaaso si bareera ah.waaxan Qalinka u Qaatay Maanta Su’aalo Badan oo Bulshada Qaarkeed is Waydiinayso inaan ku Iftiimiyo iyo Sawir aan jirin oo Dagaalka Dadka Qaarkii ka Bixinayaan.

Su’aalaha la is Waydiinayo iyo kuwo Mudan in la is Waydiiyo oon Maqaalkan kaga Wada Jawaabi ayaa Waxay yihiin:-

• Dagaalku Muxuu ka Billawday?

• Yuuse u Dhexeeyaa oo Dagaallamaya?

• bosaaso ma bari baa mase mudug?

.maxaa laga faa,iidey dhacdadaas?

.dagaalku waxuu ka bilaamey ardey ku jirta wax barashadodii iyo barayaal siinaaya casharo  ardeydoodi oo loo layimii handadaad iyo qori caaradii iyo aflagaado iyo waliba xirxir iyadoo aan loo wadan rugsad iyo cadeymoo

.ardey iyo barayaal oo ey weerareen ciidan uu soo diirey talayi aaan ka soo jeedin deegaanka oo aan aqoon iyo waayo argnimo aan ulahey bari  bosaaso oo ku yimi inadeer maankiisuna gaaban yahey.

.bosaaso waa bari balse dadkeedaa baa hurda.sida nadaamka ah gobolada magaalooyinka degmaayinka waxaa loo doortaa taliya qof kasta deegaanka uu ka soo jeeda uu yaqaan bulshada ku dhaqan siduu ugu deego hanaan wanaagsan iyo xasiloni

.wxaa laga faa,iidey in reer bari ku baraarugo dhibaatada ey ku hayaan dadka aan ka soo jeedin bari oo xilalka looga dhiibey oo sidey doonaan shacabka ula dhaqmaaya eyna fahmaan waxa uu nidaamku yahey

Fikradaha Akhristayaasha (0)