200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Sidee ku kasban kartaa qalbiga qofka aad jeceshahay | UfeynNews.com

Sidee ku kasban kartaa qalbiga qofka aad jeceshahay

qof kasta oo inaga mid ah wuxuu ku dadaalayaa sidii uu kasban qof ka uu xiriirka la leeyahay ama uu jecelyahay, kasbashada qalbiga qofka kuma eka oo kaliya adiga oo dhaha waan ku jeclahay “i love u”, balsa waxaa loo baahan yahay dadaal dheeri ah taas oo marka dambe ka dhiga karta qofka aad jaceshahay mid kuu soo jeeda ama daneeya arimahaaga,  qaababka lagu kasbado qofka aad dareenka u heeso waxaa ka mid ah:

Ku dheh ereyo macmac

waa hubaal qofka aad jeceshahay hadii aad ku dhahdo ereyo macmac laga dareemayo naxariis iyo raxmad in qof ka aad jeceshahay uu qalbigiisa isagane kuu dabci doono, markasta aad la hadleeso ku dheh qofka hadal isaga dareenkiisa soo jiita.

Ha dhihin waad qaldantahaymacnaheeda ma ahan in aad qof ka aad jeceshahay hadii uu xumaan sameenaya in aad shib uga dhahdo, xumaanta way ka reebantahay qofka muslimka ah, laakiin mida aan uga dan leenahay ayaa ah waxaad is dhaafsateen afkaar marka haku dhihin fikirkaaga wuu qaldanyahay ama fikir liito ayaa soo gudbisay iyo in aad sidaan u fikir gaabantahay uma heesan, ku dadaal in aad ku dhahdo fikirkaaga waa ok laakiin hadii aan sidaan ka sii dhahno maxay kula tahay, markasta ku dheh fikirkiisa waa fikir fiican uguna dhax qari fikirkiisa meesha uu ka qaldanyahay adiga saxaya, wuxuu ogaan doonaa in aad markasta ka qabato afkaaro qaldan adiga ooo adgeesanaya ilbaxnimo taas waxay kaa saacid kartaa soo jiidashada qofka.

Markii aad wada hadleesaan sifiican u dhageeso

Dhageesiga qof waa qeeb kamid soo jiidashada qofka aad dooneeso, qof kasta markii uu doonayo in uu war gudbiyo wuxuu jecel yahay in uu warkaas u sheego qof si fiican kaga dhageesta, ha noqon qof markii hadalada loo sheegayo ka mashaquula ama tusiya in hadalkiisa uu kuugu socon, samee in aad wajigiisa fiiriso wax yar kadib u dhax gali dhoola cadees hadii uu hadalkiisa leeyahay wax yaabo qosol leh si fiican ugu qosol, waa hubaal in uu ku jeclaan doono qofkaas.

Wac ama udir SMS

umuuji in aa daneeneeso arimihiisa, waydii xaaladihiisa iyo wuxuu ku sugan yahay, xiliyada ugu fiican waa xiliyada uu cuntada cunayo qofka aad dooneeso iyo markii uu seexan rabo noqo qoka ugu dambeeyo uu lahadlo, habeenkii wuu fikirayaa wuxuuna ka fikiraa qofka ugu dambeeyay taas isagane qalbigiisa uu gali doono dareen aad uwayn.

Caawi xiliyada uu dhibka ku jiro

Fikradaha Akhristayaasha (0)