200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 xog ururin ,xiliyada ugu macqullsan oo qoflugu abuuri karo jacel | UfeynNews.com

xog ururin ,xiliyada ugu macqullsan oo qoflugu abuuri karo jacel

Dad badan ayaa isku taxluujiya in ay kasbaaan qalbiga qofka ay jacel yihiin iyagoo aan eegin marxaladaha ku haboon ee qofka lagu tashkiilin karo ama lagu soo jiidin karo, waxayna la kulmaam inta badan guul daro waxaana ugu wacan xiliyada ay soo gudbinayaan dareenkooda jaceyl oo aan munaasab aheen, hadaba maanta waxaan idiin wadnaa qababaka ugu sahlan aad qof ku ugu beeri karto jaceyl

1. Waco (call) qofka xiligi uu seexan rabo

Isku day in aad noqoto qofka ugu dambeeya ee la hadla qofka aad dooneesid, bini aadamka ayaa ka siman in xiliga hurdada ka hor uu qofka qalbigiisa fikiro wuxuuna ka fikiraa hadaladii ugu dambeeyay ee idin dhexmaray, qofka ayaa bilaaba in uu fikiro, fikirka badan ayaa marka dambe isku badla saameen jaceyl, waana wax la hubo in aad kasban doonta qalbiga qofka, ku dadaal in aad noqoto qofka ugu dambeeyay ee la hadla.

2. Xiliga firaaqada (fasaxa)

Ha isku dayin in aad la kulanto qofka aad dooneeso meel buuq badan ama dadka ku badan yihiin, isku day in aad qofka kula kulanto meel cidla ama jawi dagan labadiina idiin saamaxayo in aad is dhaafsataan aragti, jawiga cidlada ah wuxuu ka qeeb qaadanayaa in aad qofka qalbigiisa gaarsiiso dareenkaaga, halka jawiga buuqa sita uu kaa  nusqaamin doono in aad gudbiso dareenkaaga.

3. Habaran marka hore asxaabtiisa ama asxaabteeda

Markii aad dooneeso in aad qof barato ha isku murjin in aad barato marka hore qofka aad dooneeso asxaabtiisa, waxaa ka imaan kara shaki ama in uu qofka ka baqo wixii idin dhex maray in uu ogaado asxaabtiisa, ha ku dag dagin barashada asxaabtiisa iska sugo ilaa iyada ama isaga uu ku baro, barashada ayaa noqoto caqbad iyo in xitaa isaga oo ku raba laga yaabee in uu ka cabsi qabo mid kamid ah asxaabtiisa in uu ogaado waxa idin dhex maray.

 4. Ugurmo xiliyada dhibaatada jirta

Isku day in aad noqoto qof la garab taagan hiil iyo hoo, xiliyada ay jiraan murugada iyo dhibaatooyinka, tusi in uu cidlo aheen, qofka loo gurmada ayaa ku fikiraya wanaaga aad sameesay taas markii dambe aad ka heli doontid qalbi jilicsanaan iyo aragti dagan taas oo marka dambe suurta gal ka dhigta in uu jeceylkaag noqdo meel mar.

Fikradaha Akhristayaasha (0)